Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hablaha somaaliyeed Badankood ayaa sanadihii ugu dambeyay doranayay qabashada shaqooyiin aan horay looga baran isla markaana u noqotay hal abuur ay ku maareyaan noloshooda.
Photo fanproj waxa ay kamid tahay goobaha sawirada lagu qaado ee ku yaalo magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan Balse xaruntan ayaa shaqo abuur u noqotay gabdho si joogta ah gobtaasi kaga shaqeesta.
Xaruunta ayaa jooga gabdho ku firfircoon shaqada ay qabanayaan islamarkaana waxa ay sheegeen inay shaqadani tahay mid iyaga ay doorteen qabashadeeda.
Dhanka kale Qaar kamid ah wiilasha dhalinyarada ee goobta ka hawl gala ayaa waxay bogaadiyeen shaqada ay qabanayaan hablahaasi
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa