Isticmaalka taleefoonada Casriga ah oo saamayn ku yeeehay waxbarashada ubadka Soomaaliyeed.

0
142

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyiinki Dambe waxaa uu calamka uu sii talaabsanayay oo uu gaaray casriyo cusub. Hada waxaa calamka kuso biiray appap iyo aalado cusub kuwaasoo dadka ay aad ugu badanyihiin isticmalkooda .

Waqtigii Hore dadka waxay iska ahaayeen dad aan calamka waxa ka dhacayo la socon balse hada waxaa imaatay technologiyad cusub oo ay kamid yihiin taleefanada casriyeeysan oo inta badan isticmalkodu u badan tahay dhalinyarada.

Isticmaalka taleefoonada Casriga ah ayaa saamayn ku yeelatay waxbarashada ubadka Soomaaliyeed ayagoo inta badan ay ka isticmalaan dhanka wanaagsan iyo dhanka xunba .

Hadaba waxaan arinkan ka waraysanay qaar kamid ah maamulayaasha iskuulaada deegaanka dhoobley oo ka warbixiyay samaynta uu ku hayo ardayda taleefanka .

Dhanka kale Qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhiga deegaanka dhoobley ayaa iyagana geestooda ka warbixiyay samaynta uu talefanka Ardayay ku leeyahay.

Fardowsa Axmed Cabdi ayaa ka warramaysa