Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo daahfurey Olale si bilaash ah qaliin loogu samaynayo dadka Faruuran.

0
377

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa daahfurey Olale si bilaash ah qaliin loogu samaynayo dadka Faruuran.Ol’olahaan oo qaliin bilaash ah loo gu samaaynayo dadka faruuran ayaa waxaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay Wasaaradda Caafimaad iyo daryeelka bulshada ee dowlad goboledka Jubbaland.

Qaliinkan bilaashka ah ayaa waxaa ka faa’iidaysan doona ilaa 100 qof oo ka mid ah dadka faruuran, kuwaas loo ha gaajin doono faruuryohooda,waxaa uuna  qaliinkaan socon doona muddo 14 bari ah.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya