Haweenka Degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay qaataan Fariimaha Wacyigalinta Covid-19.

0
437

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ka dib markii uu  cudurka Korono feyras uu markii sadaxaad ka bilwaday Dalka ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyay deegaanada Jubbaland laga diwaan galiyay kiisas  ku saabsan caabuqa safmarka ah ee caronavirus.

Fariimaha wacyi galinta wasaarada caafimaadka jubbaland ayaa la faray in ay bulshada qaataan awaamiirta looga hortagaayo cudurka Covid19 si ay uga taxadaraan faafintaankiisa.

Qaar ka mid ah haweenka degmada Kismaayo ayaa ugu baqay bulshada in taxadaraan faafintaanka cudurka.

Sikastaba ha ahaatee cudurka Covid19 ayaa markii 3aad ka bilawday dalka waxaana magaalada kismayo laga diiwaan galiyay kiisas ku saabsan cudurka safmarka ah ee caronavirus waxaana wasaarada caafimaadka iyo waliba haweenka degmada Kismaayo ay bulshada ugu baqeen in ay qaataan fariimaha wacya galinta ee Covid19.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya