Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo deeq gaarsiisay qoysas kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanada Jubbaland

0
236

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guudi kasocda Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musibooyinka jubbaland ayaa gaaray tullada qeyla dhere oo kamid ah tulloyinka ay soo gaareen dadka barakacyaasha ah wasaardda gargaarka ayaa deeq raashiin iyo biyo soo gaar siiyeen qoysas ka koobanaa ila 20 qoys

Dadkaasi barakacyaasha ayaa si guud u baahan in la cawiyo dhanka caafimadka iyo waxbarashada maadama tulladu aynan lahayn goobo ay caruurtu wax ku bartaan iyo gooba caafimaad

Qaar kamid ah dadka ku nool tullada qeylodhere oo warbahiinta la Hadley aya codsadaey in lala soo gargar dag dag ah oo aya ugu horeyso caafimaadka

Bashir Nuur Xussen guddomiy kuxigeenka tullada qaylo dhere aya kawarbixiyey xoladaha guud ee dadkan.

Yusuuf Mahad Amiin oo ka tirsan waxda lasocdka barakacyaasha ee wassaaradda gargaarka iyo mareynta musibooyinka jubbaland aya dadka musiniinta uga baaqey in aya dadkan garab istaagan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa