Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Afmadow oo ka warbixiyay xaalada guud ee Dagmada Af-madow.

0
187

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dagmada afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Ayaa Waxaa ay kamid Tahay meelaha ay sida ba,an u saamaysay abaarta ka dhacday dalka waxaana Degmada iyo tuuloyinka u dha-dhow kusoo barakacay dad badan oo ay xoolohoodii abaarta gacantooda dhaafisay.

Gudoomiye ku xigeenka Dagmada afmadow  saalax cumar cabdi oo la hadlay Raadio Sanguuni ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee Degmada.

Sidokale gudoomiyaha ayaa sheegay in isbitaalka guud ee deegaanka afmadow ay ka jirto dawa yari madaama ay barakacayaal cusub ay ku soo biireen deegaanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya