Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena Somaaliya guud ahaan tirada ugu badan dadka ku nool waa dhalinyaro, Waxaa jiro dhalinyaro badan oo waxbartay balse aanan helin fursado shaqo oo ay kaga miro dhaliyaan juhdigii ay waxbarashada soo galiyeen.
Sanad walbo waxaa jamaacadaha ku yaala dalka ka soo qalin jabiya dhalinyaro badan oo ay yartahay qaarkood in ay helaan shaqo
Qaar kamid ah dhalinyarada waxbartay ee ku nool magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose oo la hadlay Radio Sanguuni ayaa sharraxaad ka bixiyay caqabadaha ka heysto dhanka shaqo helista.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya