Leyrarkii Cadceedda ee Goobweyn oo ay qaarkood dameen.

0
447

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iftiinka waa wax uusan aadamaha ka maarmin, Deegaanka Goobweyn waxaa damay badi leerarkii Soolarka, kuwaas oo u damay Cillad uga timid dhanka batariga oo u shaqeeyn waayay.

Maamulka deegaanka ayaa sheegay in uu hakad galay isu socodka magaalada xiliyada habeenkii ah waxaana sidookale istaagay ganacsiga habeenkii oo deegaanku caan uu ku ahaa

Cumar cabdullahi oo ah gudoomiyaha deegaanka gobwayne waxa uu maamulka iyo haay’adaha ka codsaday in dayactir lagu sameeyo laydhadhka oo uu sheegay in ay ahaayeen kuwa sahli jiray isu socodka habeenkii ee deegaanka goobweyn.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya