Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada muruqmaalka ah ee ku shaqeysta gaari gacanada ayaa mudooyinkii dambe kusoo badanayay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Dhalinyarada ku shaqaysa gaadhi gacanka ayaa alaabaha ugu qaadi jiray xaafadaha Magaalada balse hadda waxaa badalay gaadiidka Tagsiga oo si ka dhaqso badan u gaadhsiinaya alaabaha daafaha Magaalada Dhoobley,iyadoo dhalinyaradii ku shaqeysan jirtay gadhi gacanada ay shaqo la’aan noqdeen.
Dadka ku xamaasha gaari gacanada ee Magaalada Dhoobley ayaa cabasho ka muujiyay shaqo la’aanta soo food saartay waxayna Maamulka Deegaanka ka codsadeen in loo sameeyo shaqo abuur.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya