Maamulka Deegaanka Dhoobley oo ku dhawaaqay Olole Nadaafadeed.

0
202

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Deegaanka Dhoobley Siyaad Maxamed Xasan ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan Olole Baladhan oo ay Biyaha kaga saarayaan Wadooyinka Magaalada korna loogu qaadayo bilic soo celinta Deegaanka.

Gudoomiyaha ayaa dhanka kale ka codsaday masuuliyiinta Wasaaradda caafimaadka Jubbaland iyo hay’adaha caafimaadka in ay ku garab siiyaan sidii looga saari lahaa wadooyinka Magaalada biyaha wasakheysan ee fadhiista xilli Roobadka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa ka warramaya