Warashadaha yar-yar ee lagu Shiido Badarka ee Deegaanka Dhoobley oo laga Dareemayo mashqul dhanka shaqada ah.

0
225

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dalkeena Soomaaliya malahan inta badan Warshado wax soo saara oo ay bulshadu Shaqo abuur ka helaan sido kalana doboola Baahiyaha Dadweynaha,balse taa badalkeedii dadka Soomaaliyeed ayaa la yimid fikrado ay ku abuurayaan Warshado yar-yar oo daboola qeybo kamid ah baahiyaha bulshada sido kale kalana ay shaqo abuur ka helaan qaar kamid ah dhalinyarada soo koreyso.

Warshadaha yaryar ee Galeyda lagu Shiido ee Magaalada Dhoobley ayaa door muhiim ah ka qaatay samata bixinta xoolo badan oo ku noolaa Nawaaxiga Dhoobley maadamo looqidiyo sida dadka lana siinayay Rashinka Abaaro daba dheeraaday oo ku habsaday qeybo badan oo kamid ah Dalkeena ayaa sababay in dad badan ay dhafaan xolihii ay dhaqan jireen kuwasi oo aan ka fara madhan guud ahaanba waxa ay hanti heysteen.

Gobolada ay abaartu sida daran ayaa waxaa kamid ahaa Gobolada Gedo iyo Jubbada Hoose xilagan hada lagu jiro meelo badan oo Dalkeena ah ayaa waxaa ka curtay Raxmadii Abee waloo aan sii dhameystiran loo wada helin Roobka oo ee ay Deegaano badan wali ka jirto abaartu.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixntan ku eegeysa