Wasaaradda Waxbarashad Jubbaland oo ka warbixisay halka uu marayo qorshaha dadka ka daahay Waxbarashada.

0
275

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-in ka badan shan kun oo Arday oo isugu jira kuwo aan horay u helin waxbarashada aas-aasiga ah iyo kuwo duruufo dhaqaale ay ka rebeen in ay waxbarashada sii wataan ayaa hadda nasiib u yeeshay in ay ka faa’iidaystaan barnaamij Cusub oo ay biloowday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlad Goboledka Jubbaland,Kaas oo loogu magacdaray Bar ama baro.

Ardayda ka faa’iideysanaysa barnaamijka bar ama baro ayaa waxaa loo barayaa si ka duwan sida wax u bartaan ardayda kale caadiga ah waxaana halkii sanaba ay qaadanayaan laba fasal taas oo looga tala galay in dhalinyarada horay uga haray waxbarashada iyo kuwa aan fursada u helin in kor loogu qaado heerkooda wax barasho.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya