Dadka iibiya sharaabka laga sameeyo khudaarta oo kawarbixiyey ganacsigooda xiliga kuleylaha.

0
232

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada dhobley oo cimilo ahaan ah mid kulul aya aad looga isticmaalaa xiliyada kuleylka ah sharaabka la shiido shaqadan dadka qabta ayaa radiosanguuni u waramay.