Wasaaradda Haweenka,Xuquuqul Insaanka iyo arimaha Qoyska Jubbaland oo faahfaahisay Qorshaha uga degsan carruurta Baalash-layaasha ah.

0
213

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo waxaa ku nool carruur danyar ah oo aan heysanin adeegyada aas-aasiga u ah nolasha Bulshada.

Carruurta caseeyayaasha ah ee ku nool magaalada kismaayo ayaa ah kuwa reerahoda u raadiya Nolol-malmeedka ay Qoysaskooda biilan lahayeen,waxaan seega waxbarshadooda.I

nta badan carurta baalashlayasha ayaa ah kuwa Danyar ah oo ay kala kulman bulshada caqabado madama ay yihin kuwa danta ay maciinbiday in ku shaqestaan xirfada caseeyanimo.

Agaasimaha Waaxda Caruurta Wasaaradda Haweenka,Xuquuqul Insaanka iyo arimaha Qoyska Jubbaland Cabdiqaadir Cabdi Yare ayaa kawarbixiyay qorshayaasha ay Wasaaradu ugu tala gashay caruurta danta yar ee ku nool Magaalada Kismaayo.

 

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa.