Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo tababar u qabatay shaqaalaha Waaxda dakhliga iyo maaliyadda ee degmada Afmadow.

0
215

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada arimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Dawlad Gobaleedks Jubbaland oo kaa shanaysa Dawlada Hoose ee dagmada Afmadow ayaa tababar uqabatay shaqaalaha waxda dakhliga iyo maaliyada ee dagmada Afmadow.

Tababarkan oo socon doona mudo sadex cishaa ayaa u jeed kiisu yahay abaabulka dakhliga iyo hirgalinta gudiga dakhliga dagmada Afmadow.

Madaxa Maaliyada Dagmada Afmadow Najiib Axmed Cabdullaahi oo furitaanka tababarka uu u wakiishay Gudoomiyaha Dagmada Afmadow oo madasha hadal kooban ka jeediyay ayaa shaqaalaha dakhliga iyo Maaliyada ee tababarka qaadanayay kula dar darmaamay in ay casharada si wacan uga faa’iidaystaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya