Isku duwaha caafimaadka degmada Afmadow oo ka waramay xaaladaha caafimaad daro ee ay horseedeen abaaruhu

0
236

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Abaaruhu waa kuwa caafimaadka iyo badqabka dad iyo duunyaba wax yeeleeya waxayna horseedaan macaluul daran oo dadka ku habsata iyadoo ay abaartu tahay musiibo rabaani ah hadana waxay leedahay ka daba tag iyo wax ka qabasho aadame.

Isku duwaha Caafimaadka Dagmada Afmadow ee Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland  Xasan Mursal Macalin oo maalmihii ugu dambeeyay soo kormeeray in kabadan 14 tuulo oo dhaca daafaha Afmadow ayaa ka shekeeyay wixii uu soo arkay iyo baahiyaha jira isagoona wasaarada caafimaadka Jubbaland ka codsaday in gar gaar caafimaad oo dag dag ah u fidiso dadku ay abaaruhu saameeyeen.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya