Gudiga gurmadka abaaraha Degmada Afmadoow oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen.

0
354

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyaado ay isa soo tarayaan baqayada la xariiro Gurmadaka loo fidiinayo dadka ay abaaruhu sameyeen ee ku nool Deeganada Jubbaland kuwaso oo ku hanti weyeey abaarta ku dhufatay qeybo badan oo dalka ah.

Gudiga Gurmadka abaaraha ee Degmada Afmadow oo ka kooban Odeeyaasha iyo culimada degmada ayaa waxa baaq u direen Soomalida ku sugan dalka gudihiisa iyo diibadiisa baqaas oo ay kaga codsanayaan dadka ku nool hareerah Afmadow in la isku garabsado sidi loo samata bixin lahaa waxa ka haray xoolaha kagabaaba ay abaarata.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa.