Abaaraha ka jira Dalka oo saameyn ku yeeshay wax soo saarka Beeraha.

0
205

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Abaaraha xiligan ka jira qeybo kamida dalka kaliya ma aysan saameynin xoolaha nool oo waxay sido kale saameyn ku yeelatay dalaga qeybihiisa kala duwan kuwaas oo kaso gu’i jirey dhul beereedka dalkeena.

khudaartu waxa ay kamid tahay waxyaabaha qiimahoodu is badalay abaarta jirta awgeed
Hadaba Haweenka ka ganacsada khudaarta iyo kuwa ka iibsada khudarta ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatoyinka ay ku reebtay abaarta iyo waxa iska badalay qiimaha khudaarta ee Magalada Dhoobley.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixinatan ku eegeysa.