Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha degmada Afmadow ahna duqa magaalada Maxamed Cabdullaahi Cismaan ayaa daah furay tababar loo qabanayey qaar kamid ah bulshada ku nool degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada hoose.
Tababarkan oo socon doona muddo afar cisho ah ayuu ujeedkiisu yahay maamul baahinta waaxda arimaha bulshadda iyo ka qeybgalinta xuquuqaadka caruurta ee dowladaha hoose.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya.