Hay`adda SWSO Oo Dhoobley ku soo gabagabaysay Tababar lagu baranayay Xalinta khilaafaadka bulshada

0
172

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay`adda SWSO oo kamid ah hay’adaha ka hawl-gala Jubbaland ayaa Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ku soo gabagabaysay Tababar lagu baranayay Xalinta khilaafaadka bulshada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa.