Sare u kaca ku yimid qiimaha Sonkorta oo saamayn ku yeeshay haweenka iibiya shaaha.

0
169

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qiima kororka ku yimid Sonkorta ayaa saamayn aad u balaadhan ku yeshay Haweenka ka ganacsada karinta shaaha ee ku nool Magalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose kuwasi on awodiin in ay qiime sare ku soo iibsadaan Sonkorta.

Haweenkan ka ganacsada shaaha ayaa sheegay in mararka qaar ay caqabado kala kulmaan macaamisha ku xiran madaama ay Sara u qaadeen iibka shaaha taasi oo ay sheegeen hadii ay iibiyaan qiimihii hore in una ganacsigoodu isbixineynin.

Hadaba waa kuwan qaar kamid ah Haweenka nolol maal-meedkooda ka soo saarta karinta Shaaha oo sharaxaya saamaynta ay ku yeelatay Sara u kaca ku yimid qiimaha Sonkorta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa.