Dhakhaatiirta oo ka digetey xanuunada ka dhalan kara qofku inuu badsado isticmaalka barafka.

0
484

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhakhaatiirta deegaanka dhoobley ayaa uga digtey dadka deegaanka khatarada ka dhalan kara isticmaalka barafka badan xiliyada kuleylka ah Naxwo Axmed Kadiye.