Barakacyaal Cusub oo soo gaaray Dhoobley oo kawarbixyay xaladooda nololeed.

0
159

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barakacyaal dhawaan soo garay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay heysato xaalad Bini’adanimo, iyago Maamulka Deegaanka iyo Haa’yadaha Samafalka ka codsay in lala soo gaaro Gar-gaar.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan inoga diyaariyay