Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Diif ee gobolka Jubbada hoose isago u kur galayay Xaalada Abaareed ee ka jirta Deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya