Warbixin:Maxey tahay sababta ka hortaagan bulshada Soomaaliyeed xirashada gafuur xirka oo looga hortaga Caabuqa Covid-19?

0
267

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mid kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Deegaanka Dhoobley ayaa ka hadlay sababaha ka hortaagan inta badan bulshada Soomaaliyeed xirashada gafuur xirka kaasi oo looga hortago Covid-19.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa