Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland oo Sheegay inay sii Kordhayaan Dadka iyo duunyada ay saameyneyso abaarta waxuuna ku baaqay in loo gurmado dhibanayaasha.

0
250

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi ayaa Sheegay inay sii Kordhayaan Dadka iyo duunyada ay saameyneyso abaarta waxuuna dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay u gurmadaan dhibanayaasha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa