Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Rugta ganacsiga iyo warshadaha Dowlad Goboledka Juubaland mudane Xuseen Raabi Kaahin ayaa ku wacyigeliyey ganacsatada Jubalaand in ay u dhimriyaan bulshada islamarkaana ayana ku qaaliyaynin Maciishada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa