Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dawlad goboleedka Jubalaand Cabdullahi Cali Farax ayaa kawarbixiyay agabka lagu dhaqdo shinida oo ay wasaaradu gudoonsiisay qaar kamid ah dadka ku nool deegaanka Goobweyn.
Cabdulaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya