Gudiga u diyaar garowga iyo ka jawaabista musoobooyiinka ee dowlad goboleedka jubbaland oo ku dhawaaqay in deegaanada hoos yimaada deegmooyiinka afmadow iyo badhaadhe ay ka jirto abaar baahsan

0
390

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga u diyaar garowga iyo ka jawaabista musoobooyiinka ee dowlad goboleedka jubaland ayaa ku dhawaaqay in deegaanada hoos yimaada deegmooyiinka afmadow iyo badhaadhe ay ka jirto abaar baahsan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya