Macaahida lagu barto diinteena suuban iyo luuqada carabiga oo kuso badanaya dhoobley

0
199

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Mudoyinki u dambeyay waxaa kuso badanayey deeganka dhoobley macaahiidda diiniga lagu barto kuwaas oo  dirada lagu saaro tarbiyeenta carurta iyo barida luuqada carabiga.Xamdi Sugow Lamaane