Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Ganacsatada Dharka Jumlada ku iibiya magaalada dhoobley oo la hadlay Idaacadda sanguuni ayaa ka warbixiyay caqabadaha ay la kulmaan marka ay soo iibsanayaan dharka maadama Wadammo fog fog ay ka keensadaan.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa