Goobaha waxbarasho ee Deegaanka Dhoobley oo ay kusoo badanayaan Gabdhaha doonaya inay Waxbarashada sii wataan

0
208

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xiliyadii ugu danbeeyay waxaa soo badanayay gabdhaha wax ka baranaya goobaha waxbarasho ee Deegaanka Dhoobley iyagoo doonaya inay heer fiican ka gaadhaan Tacliinta.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya

Audio Player