WARARKA Dadka Deegaanka luglow oo ka cabanaya baahi dhanka Waxbarashada ah By admin - September 13, 2021 0 237 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka iyo ardayda wax ka barata Iskuulka Deegaanka luglow ee waqoyika kismaayo ayaa wasaarada waxbarashada jubbaland ka dalbaday inay wax ka qabato baahiyaha ka jira Iskuulka. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/09/Warka-Naxwo-Dadka-Deegaanka-luglow-oo-ka-cabanaya-baahi-dhanka-waxbarashada.mp3