Bulshada ku dhaqan Deegaanka Dhoobley oo codsaday in qiimo dhimis loo sameeyo Korontada

0
200

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ka Codsaday Maamulka Shirkadda Korontada Amal inay qiimo dhimis u sameeyaan si lamid ah magaalooyinka kale ee dalka.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa