Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxkamada sare ee dalka Koofur Afrika ayaa diiday in loo dhigo doorashooyinka dawladaha hoose ee qorshuhu yahay inay dhacaan bisha dambe ee October inkastoo guddigu doorashada ay dalbadeen in dib loo dhigo.
Guddiga maamulaya doorashooyinka dawladaha hoose ee Koofur Afrika ayaa codsaday in dib loo dhigo doorashada waxaana taageeray xisbiga talada haya ee ANC.
War kasoo baxay maxkamada sare ayaa lagu sheegay in gudoonka maxkamadu diideen in doorashadaan dib loo dhigo.
Garsoorayaasha maxkamada ayaa sheegay inay kaliya aqbalayaan in doorashadu waqtigeedu ku dhaco