Dufaanta Ida iyo daadad sameeyay Magaalada New York.

0
295

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Malaayiin qof oo ku nool Magaalada New York iyo nawaaxigeedka ayaa waxaa saameeyeey fatahaado lagu sheegay kuwo aan hore loogu arag New York kuwaasoo ka dhashay roobab iyo duufaanta Ida.

Maamulka Magaalada New York ayaa bulshada ku booriyay inay taxadir muujiyaan islaamrkaan ay raadsadan meelo taag ah.

Boqolaal kun oo qof ayay ka go’antahay korontadu, dab ayaa qabsaday meelaha qaar iyadoo biyuhu ay galeen guryo tiro badan.

kooxaha gargaarka deg deg ah ay ku howlan samataxbiinta dadka soo wacaya ee gargaarka dalbanaya.