Maamulka Shirkadda korontada Amal ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay balaadhin ay ku sameeyeen adeegyada korontada

0
202

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Maamulka shirkadda korontada Amal ee Deegaanka Dhoobley oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay balaadhin ay ku sameeyeen adeegyada korontada ee Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa