Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah ganacsatada iibisa qalabka baabuurta lagu dayactiro ee Deegaanka Dhoobley ayaa kawarbixyay waxyaabaha sababay isbadalka ku yimid qiimaha la iibiyo agabka Baabuurta.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya