Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley ee daawada ciyaaraha oo ka falceliyay isbadalada ka dhacay Horyaalada kubada cagta Aduunka.

0
158

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada Deegaanka dhoobley ayaa ka falceliyay Sharciyada lagu soo kordhiyay ciyaaraha iyo waxyaabaha laga filan karo xili ciyaaredkan cusub ee sanada 2021/2022.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya