WARARKA Sare u kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo Dharka oo laga dareemayo suuqyada Magaalada Dhoobley By admin - August 16, 2021 0 234 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cabdiqadir cali oo kamid ah Ganacsatada Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo radio sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay waxa keenay sare u kaca ku yimid qiimaha dharka. Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/08/warka-hamda-sare-ukac-dhinaca-dhaarka-oo-laga-daremayo-suqa-magaaalada-dhoobley.mp3