Haweenka ku nool Deegaanka Dhoobley oo sheegay inay ka fejigan yihiin mowjada sadexaad ee Cudurka Covid-19.

0
177

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa sheegay inay k feejigan yihiin mowjada sadexaad ee cudurka covid19.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa.