Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada Aduunka oo Maanta oo kale Dunida laga xuso

0
174

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Aduunka ayaa laxuusa 12-ka Ogosto sanad walba waxaana xoogga lagu saaraa dhibaatooyinka ay dhallinyarada qaar la kulmaan adduunka oo dhan.Kala baar carruurta da’doodu u dhaxayso lix ilaa 13 jir kuwaas oo aan  lahayn xirfadaha akhriska iyo xisaabta aasaasiga ah.

Xasan Maxamed Cabdullahi ayaa ka warramaya