Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa agab waxbarasho oo isugujira buugaag iyo qalimaan gudoonsiisay ardayda Iskuulka Wadajir ee duleedka magaalada Kismaayo.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya