Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbalaand mudane Cabdiraxman Cabdi Axmed ayaa agab loogu talagalay Cudurka Covid-19 ku wareejiyay Maamulka Deegaanka Dhoobley.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya