Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Maxamed Xasan oo kamid dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa ka warbixiyay sida kor loogu qaadi karo Caafimaadka Hooyada iyo dhalaankeeda isagoo uga baaqay Hoyooyinka ku nool Magaalada Dhoobley iyo nawaaxigeeda in ay ku xirnaadaan xarumaha Caafimaadka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya.