Mid kamid ah Dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley oo bulshada ugu baaqay inay ka fejignaadaan mowjada saddexaad ee Cudurka Covid 19.

0
183

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr faarax Garaad oo kamid ah Dhaqaatiirta ka hawlgala Deegaanka Dhoobley ayaa bulshada deegaanka ugu baaqay inay ka fejignaadaan khatarta cudurka Covid 19 ayna qaataana talooyiinka caafimaad ee bixinayaan khuburada ku takhasustay caafimaadka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya