Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdinaasir Bashiir Shide Agaasimaha Isbitaalka Rifiiki ee Deegaanka Dhoobley ayaa kawaramay adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka kaasi oo ay bulshadu baahi weyn u qabeen.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya