Agaasimaha Isbitaalka Rafiki ee Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay xaalada guud ee Isbitaalka.

0
201

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha isbitaalka rafiki ee Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose Cabdinasir Bashiir Shide ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee isbitaalkaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya