Haweenka ku mideysan Xarunta Talo-wadaag oo dumarka lagu baro xirfado kala duwan oo ay ku shaqeystaan oo ka warbixiyey sida ay xaruntan u shaqeyso.

0
160

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah haweenka ku mideysan Xarunta Talo-wadaag ee magaalada kismayo oo dumarka lagu baro xirfado kala duwan oo ay ku shaqeystaan ayaa ka warbixiyey sida ay xaruntan u shaqeyso.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya