Dibadbaxyo lagu dalbanayo sii deysmada Jokob zuma oo ka socoda dalka K/Africa.

0
156

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha dalka K Africa ayaa usheegay dibad baxayaasha inay is dejiyaan ayna ilaaliyaan sharciga iyo kala danbeynta wadankaasi, dibad baxayaasha ayaa dalbanaya in lasoo daayo Jakob Zuma Madaxweynihii hore K Africa oo isagu nafsad ahaantiisaba isku dhiibay Booliska arbacadii lasoo dhaafay.
Dadkan dibad baxyada dhigaya ayaa gubay 25 gaari waxaana laga baqdin qabaa inay boob kula kacaan xarumo ganacsi.